Qaadisiya Waa Mideynta Mujahidiinta.


Posted in Uncategorized by mujahidiin on the August 21, 2008

Halkaan kore kaaqriso Risaalatu Sheikh Ayman Al-Zawaahir Xafidahullaah oo ah Hogaanka labaad ee Ururka Al-Qaacida Waxeyna kusocotaa Maamulka Ridada ee Musharaf iyo Shacabka Pakistaan.

Comments Off

Posted in Uncategorized by mujahidiin on the August 21, 2008
Comments Off

Mooryaanta Barre Huuraale oo ku jabay dagaalkii Shalay ay la galeen Mujaahidiinta .

Posted in Uncategorized by mujahidiin on the August 21, 2008

Qaadisiya.Thu.21.Aug.2008

Wararka kaimaanaya Magalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ayyaa sheegaya in kabadan 10 ka tirsan Maleeshiyada Barre hiiraale ay ku bakhtiyeen dagaalkii ay maanta kusoo qaadeen Mujaahidiinta halka 26 kalena dhaawacyo ay soo gaareen.

Dagaalkan oo uu soo agaasimay Mujrim Barre hiiraale oo ah xildhibaan ka tirsan dowladda ridada, (more…)

Comments Off

Al-Mujaahid Sheekh Mukhtaar Roobow Abu Mansuur. “Xabada Maarta ah Ee Mujahidiinta Marnaba Maistaagidoonto Inta Tikreega Aykusuganyihiin Dhulkeena Muslimka ah.”

Posted in Uncategorized by mujahidiin on the August 21, 2008

Qaadisiya.Thu.21.Aug.2008

Afayeenka Mujahidiinta u hadlay ayaa caawa si cad shaaca uga qaaday in aanu istaagi doonin rasaasta maarta ah ee kasocota gudaha dalka Soomaaliya isaga oo ku tilmaamay heshiiska Jabuuti mid marin habaabinah.

Afhayeenka Mujaahidiinta Soomaaliyeed Sheekh Mukhtaar Roobow Abu Mansuur Xafidahullah oo caawa shir jaraa’id qadka taleefanka ugu qabtay warbaahinta ayaa ku dhaartay dagaalka Soomaaliya in uusan hakan doonin inta dalkan shareecada ka hirgaleyso lagana saaro kuwa uu ku sheegay ”cadowga Allaah”. (more…)

Comments Off

Waxaa isku soo beegmay gaalada oo wali xasuuqii shacabka wada iyo Heshiis khayaano ah oo ay ku midoobeen Maamulka ridada iyo Isbahaysigii dib u xorayntu

Posted in Uncategorized by mujahidiin on the August 20, 2008

Qaadisiya.wed.20.Aug.2008

Duqayntii maanta gaaladu u gaysteen Suuqa Bakaaraha iyo goobo ka agdhow ayaa dadka shacabka ah u gaystay dhimasho iyo dhaawac badan, dhimashada ayaa hadda la gaarsiiyay 6 qof halka dhaawacuna 20 ku dhowyahay.

Xasuuqa cadowgu ku bartilmaameedsanayo dadka shacabka ah ayaa bishan aad u kordhay, waxaanay bilaabeen in si aan kala sooc lahayn u (more…)

Comments Off

Allaahu Akbar Mujahidiinta oo Qarax weyn labeegsaday Cidamada Maamulka Ridada.Iyo Weerar labaad oo lagu qaaday gaalada Tigreega oo ku sugnaa xaafadda Xamar Bila.

Posted in Uncategorized by mujahidiin on the August 19, 2008

Qaadisiya.Tue.19.Aug.2008

Mujahidiinta oo Allahooda kaashanaya ayaa Qarax Dhimasho iyo dhaawac ugeestay Ciidamada Maamulka Ridada meel udhow agagaarka warshaddii Xeyle Bariise ee Gobolka Banaadir.

Ciidamadani oo ah kuwii dhowaan lagu soo Anshax xumeeye dalka Itoobiya isla markaana kasoo baxay Dhismaha Xeyle Bariise oo ay kusugan yihiin Ciidamo Kuffaarta Itoobiyaan ah iyo kuwa Maamulka Ridada ah ee oo Tiradooda dhameyd 4-askari ayaa markii ay marayeen halka loo yaqaano biyo dageenka oo u dhaxeysa warshaddii hore ee Xeyle Bariise iyo isgoyska fagax ayaa Mujahidiinta waxaa ay laegteen qarax miino ah. (more…)

Comments Off

Mujaahidiinta Al-shabaab oo weerar culus ku qaaday ciidanka Tigreega ee fariisinka ku leh Cali Kamiin

Posted in Uncategorized by mujahidiin on the August 19, 2008

Qaadisiya.Tue.19.Aug.2008

Weerarkan oo ahaa mid khidadaysan oo lagu qaaday Tigree iska war la’ , waxanalagu garaacay gantaalaha garabka laga tuuro sida B10 iyo RPG iyo qoryaha darandooriga u dhaca.

Mujaahidiinta Al-shabaab oo iyagu weerarkan soo agaasimay ayaa noo xaqiijiyay in ay cayrsadeen ciidankii fadhiyay safka hore ee aaga Cali Kamiin, isla markaana khasaare xoogan gaarsiiyeen. (more…)

Comments Off

Maxaa ka soo baxay shirkii Jalalaqsi iyo kii jabuuti?

Posted in Uncategorized by mujahidiin on the August 19, 2008
Tags:

Qaadisiya. Tue.19.Aug.2008

Shirar ayaa ka kala socday Jabuuti iyo jalalaqsi, dad badan ayaa si aad ah u sagaayay inay maqlaan natiijada ka soo baxda shirarkaas isku xiliga ku soo beegmay.

Hadaba aan faaladan ku soo koobno ilaa iyo hadda natiijooyinka hordhaca ah ee laga helaayo shirarkaasi. (more…)

Comments Off

Maxaakiimta Islaamiga hogaankooda Sare ee gudaha Dalka Soomaaliya oo gees iska Taagay Qilaafka u dhexeeya Masuuliyiinta Maxaakiimta ee ku kala sugan Eritrea iyo

Posted in Uncategorized by mujahidiin on the August 18, 2008

Qaadisiya.Mon.18.Aug.2008

Maxaakiimta Islaamiga hogaankooda Sare ee gudaha Dalka Soomaaliya ayaa gees iska Taagay Qilaafka u dhexeeya Masuuliyiinta Maxaakiimta ee ku kala sugan Eritrea iyo Jabuti.
Kulan Balaaran oo socday mudo 5 maalin ah isla markaan ay isugu yimaadeen Golaha Maxaakiimta islaamiga Soomaaliyeed ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay Degmada Jalalqsi ee Gobolka Hiiraan. (more…)

Comments Off

Mujaahidiinta Al-shabaab oo toogasho ku dilay xubin ka mid ah Isbahaysigii Ashahaado la dirirka.

Posted in Uncategorized by mujahidiin on the August 18, 2008

Qaadisiya.Mon.18.Aug.2008

Mujrimkan oo lagu magacaabi jiray Ciise Cismaan Cali ayaa ka mid ahaa nimankii caddaystay in ay la dagaalamayaan culimada Islaamka, kuwaas oo looga guulaystay dagaalo ay la galeen Mujaahdiintu labo sano ka hor. (more…)

Comments Off
Next Page »